(Madrid) 28 Juun 2021. Warbixintan waxa aan ku soo qaadan doonnaa goolhayaha xulka qaranka Belgium iyo kooxda kubadda cagta Real Madrid ee ka dhisan dalka Spain, Thibaut Courtois oo xalay wacdaro ka dhigay kulankii xulalkiisa Belgium uu la dhelay Portugal ee wareegga 16-ka Koobka Qarammada qaaradda Yurub ee EURO 2020, kaas oo 1-0 ay guushii […]Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA) 28.6.2021- Kaddib markii ay Silvia Midig oo ka tirsan baarlamaanka Yurub ay shaaca ka qaadday in aanay siyaasadda gudaha Finland dib ugu soo laabanayn ayaa waxaa mar qura isbeddelay xil-qaybsiga xisbiga Bidixda, taasina waxay ka dhigantahay, in Siyaasi Suldaan uu buuxinayo booska uu Xildhibaan Sii akhriso
(Barcelona) 28 Juun 2021. Waxaa la shaaciyey in Weeraryahanka xulka Faransiiska iyo Kooxda Barcelona ee Ousmane Dembélé uu maanta qalliin ku maray Waddanka Finland. Kooxda kubadda cagta Barcelona waxa ay xaqiijisay in ciyaaryahankeeda Ousmane Dembélé uu qalliin ku maray Dalka Finland, iyadoo uu garoomada ka maqnaan doono ugu yaraan afar bilood. Bayaan ka soo baxay […]Sii akhriso
(Muqdisho) 28 Juun 2021. Kooxaha Mogadishu City Club iyo Dekedaha ayaa bar-dhac 1-1 ah ku kala baxay kulan qeyb ka ahaa horyaalka Somali Premier League oo galabta ka dhacay Tuulada ciyaaraha dalka ee Stadium Mugadishu. Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada kooxaha Mogadishu City iyo Dekedaha ku kala nasteen bar-bardhac 0-0 ah. Daqiiqadii 50-aad kooxda Mogadishu City […]Sii akhriso