Ethiopia is at war with itself. Here’s what you need to know about the conflict  CNN Ethiopian officials threaten to send troops back into Tigray  The Guardian Ethiopia Leader, Stung by World Condemnation, Denies Troops Were Defeated  The New York Times Ethiopia Says It Could Reenter Seized Tigrayan Capital if Needed  Voice of America Tigrayan forces have routed the Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho,(SONNA) Luulyo 1, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, si loo maamuuso Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luulyo oo ku aaddan sannad-guurada 61-aad ee ka soo wareegtay xornimada Gobollada Koonfureed Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 61 sano guurada Xorriyadda dalkeenna ee 1da Luulyo. “Waaxan Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda 1-da Luulyo oo ku beegan Sanad Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Munaasabado lagu weyneynayo xuska 1-da Luulyo oo ku beeagn 61- guuradii ka soo wareegtay markii Gobollada Koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga 1-da Luulyo sanadkii 1960-kii iyo israacii gobollada Waqooyi iyo Koonfur ayaa ka socoto Muqdisho iyo Gobollada kale ee dalka. Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Taliska booliska Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgallo burcad sifeyn ah oo ay ciidanka booliska ka sameeyeen qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir lagu soo qabtay rag gacanta kula jiray falal burcad badeednimo ah, kuwaasi oo dhac u geysanayay shacabka Muqdisho. Afhayeenka Sii akhriso
(Barcelona) 30 Juun 2021. Daafaca kooxda Barcelona ee Jordi Alba wuxuu diirada saarayaa ka qeyb qaadashada Koobka Qaramada Yurub ee xulkiisa Spain, mana doonayo inuu ka hadlo wax ku saabsan mustaqbalkiisa. Qaar ka mid ah warbixinnada ay daabaceen wargeysyada ayaa soo wariyay xiisaha ay Inter Milan u qabto qandaraaska daafaca reer Spain, laakiin Jordi Alba […]Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xildhibaan Cabdifataax Qaasim ayaa tababar ku saabsan illaalinta Xuquuqul Insaanka u soo gabagabeeyay Saraakiil ka tirsan Hoggaanka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Hoolwadeenno ka tirsan Wasaaradda Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka  Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta shir-Guddoomiyay shirka Maamul baahinta Puntland oo ku qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Puntland. Shirka maamul baahinta Puntland waxaa ka qeybgalay Wasiirada bah-wadaagta ku ah mashruuca Sii akhriso