Home 2021 July
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho.(SONNA):– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo guddiga doorashada Koonfur Galbeed ku bogaadiyay soo saarista jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare iyo liiskooda. Ra’iisal Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho.(SONNA):- Guddiga Hirgalinta Doorashadda Heer Federaal oo uu Hogaaminayo Gudoomiye Guddiga Maxamed Xasan Cirro, ayaa caawa la kulmay Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka ee uu dhawaan magacaabay Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Kulankan ayaa ahaa mid ku qotomay is xogwaraysi iyo talo is waydaarsi Sii akhriso
(Liverpool) 31 Luulyo 2021. Halyeeyga Liverpool Jamie Carragher ayaa aaminsan in Reds ay tahay inay u samirto xiddiga reer Holland  ee Virgil van Dijk, oo ah daafaca kooxda. Daafaca reer Holland ayaa ku soo laabtay si uu ugu qeybgalo kulmmada Reds markii ugu horreysay tan iyo bishii October 2020, ciyaartii saaxiibtinimo ay la ciyaareen Hertha Berlin […]Sii akhriso
Over 100,000 children could face extreme starvation in Ethiopia’s Tigray region  CBS News France’s Macron calls for talks to end conflict in Ethiopia’s Tigray  Reuters UN says food aid in Ethiopia’s war-torn Tigray region will run out Friday as 400,000 people face famine  CNN UN Warns 100000 Children Face Death by Malnutrition in Ethiopia  Bloomberg Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho.(SONNA):– Shir ay isugu yimaadeen midowga musharaxiinta Gabdhaha Soomaaliyeed ayaa lagu ammaanay hoggaaminta hufan ee Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu u wajahayo hanaanka qabsoomida doorashooyinka , waxayna haweenkan madaxda Qaranka ka codsadeen ilaalinta qoontada haweenka ee doorashooyinka Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho.(SONNA):– Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac aad u xooggan waxay ka muujisay xaaladda bini-aadanimo ee Soomaaliya oo aad isku soo tarayay. Shir deg deg ah oo u dhaxeeyay Wasaaradda Gargaarka Federaalka, Wasaaradaha Dowlad goboleedyada iyo Sii akhriso