La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho(SONNA):-Musharaxiinta oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa bogaadiyay doorka hoggaamineed ee Ra’isal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble,Sidoo kale waxay dalbadeen in la bilaabo doorashada Aqalka Sare iyo mida Golaha Shacabka ee gobolada Waqooyi, iyagoo cadeeyay iney diyaar u yihiin iney tartanka Sii akhriso
(Manchester) 01 Agoosto 2021. Manchester United ayaa ku guuleysatay inay Liverpool kaga sarreyso loolanka loogu jiro saxiixa xiddiga kooxda Atletico Madrid ee Saúl Ñíguez, sida uu xaqiijiyay wargeyska Ingiriiska, Daily Express. Saúl Ñíguez ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Barcelona si uu qeyb kaga noqdo heshiiska isdhaafsi ee Antoine Griezmann, laakiin Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Maxkamada Darajada1-aad Qeybta 27aad ee Ciidamada Qalabka sida Gaashaanle Maxamed Amiin Cabdule Aadan iyo saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray  Dagmada Doolow Ee Gobalka Gedo Ujeedka Safarka Ayaa ahaa ukuur Galida Xaaladaha Ciidamada Furumaha Hore Ee dagaalka Ujooga Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho(SONNA):-Gunaanadka shirka Dib u eegista Siyaasada Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo maanta u aheyd maalintiisii labaad ayay ka qayb galeen hablo loo soo xulay ku biirinta soo jeedino la xiriiro dib u eegista siyaasada qaran ee dhalinyaradda Soomaaliyeed oo magaalada Dhuusamareeb ay wadajir ugu Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta goobjoog ka ahaa heshiis dayactir ah wadooyinka Puntland lagu sameynayo, kaas oo ku kacaya $7.4 Million, waxaana la sheegay in lacagtaas ay bixinayso Puntland . Heshiiska ayaa waxaa kala saxiixday Wasaaradda Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa soo gaaray magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud oo si weyn loogu soo dhoweeyay . Guddoomiya ku-xigeenka ayaa markii uu soo gaaray Caabudwaaq waxa sii diiran ugu soo dhaweeyay Maamulka Sii akhriso