Muqdisho.(SONNA):- Qeybinta Gargaar loogu talagalay dadka ay xaaladda bini-adanimo heysato ayaa ka socota degmada Xudur ee gobolka Bakool, sida uu ku soo waramayo Wariyaha warbaahinta Qaranka ee gobolkaas. Degmada Xudur iyo deegaanada ku xeeran waxaa ka soo yeeray qeylo dhaan xaalad bini-aadanimo ah ka dib, muddo sanado ah oo ay go’doomiyeen maleeshiyada Al-Shabaab. Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Xaaladda degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta degan ka dib markii shalay dagaal ay ku soo qaadeen maleeshiyaad laga soo abaabulay dal shisheeye, kuwaas oo iska caabin xooggan kala kulmay ciidanka xoogga dalka. Wariyaha warbaahinta Qaranka ee ku sugan magaaladaas ayaa ku soo waramaya in xaaladda ay tahay mid degan,islamarkaana ay dib […]Sii akhriso
Mogadishu (SONNA)-The Federal Government of Somalia can confirm reports that illegal militias armed by the Government of Kenya crossed the border into Somalia and attacked the Gedo region, in particular, the district of Beled xawo.our brave Somali National armed forces swiftly and successfully countered this illegal invasion orchestrated by the Government of Kenya. The Sii akhriso
KANSAS CITY(SONNA): A U.S. appeals court upheld the convictions and prison sentences of three white men who plotted to bomb a Kansas apartment complex that was home to Somali immigrants and a mosque, rejecting in a ruling on Monday that the FBI had entrapped them. Curtis Allen, Gavin Wright and Patrick Eugene Stein were found […]Sii akhriso
(West Bromwich) 26 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa rajaynaysa inay la wareego hoggaanka horyaalka Premier League, marka ay u safrayaan garoonka The Hawthorns, halkaasoo ay caawa kula ciyaarayaan naadiga West Bromwich Albion. Wiilasha Pep Guardiola ayaa dhowaan waxa ay guul 3-1 waxa ay tartanka FA Cup-ka kaga soo gaareen Cheltenham Town, halka […]Sii akhriso
WASHINGHTON(SONNA):The US House of Representatives delivered its article of impeachment against Donald Trump to the Senate on Monday, paving the way for a trial over the former president’s alleged role in a violent riot. The single article, which accuses Trump of inciting an insurrection at the US Capitol on Jan. 6, was delivered to the […]Sii akhriso
Garowe (SONNA):A delegation of senior United Nations representatives today visited the Federal Member State (FMS) of Puntland, in Somalia’s north-east, to meet with its leadership on the provision of support. “We’ve come to discuss with the President and his ministers the work the United Nations is currently doing in Puntland, and how the United Nations Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Guddi ku meel gaar ah oo maamula u magacawday degmada Wasil gobolka Mudug. Wareegto ka soo baxday Xafiiska wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa lagu magacaabay Guddigan oo ka kooban 13-xubnood oo ka mid ah bulshada degmadaasi. Waxayna Guddigan ka shaqeyn doonaan baahiyaha Bulshada degmada.Sii akhriso
The Deputy Force Commander of the African Union Mission in Somalia, (AMISOM), Maj. Gen Gerbi Regassa Kebede today met Kenyan troops serving under AMISOM led by the contingent Commander Brig Paul Njema. This is part of a familiarisation tour since he recently assumed duties in Mogadishu. Maj Gen Kebede from the Ethiopia National Defence Forces […]Sii akhriso
(Southampton) 26 Jan 2021. Kaliya saddex maalmood kaddib markii la soo gabagabeeyey difaacashadii FA Cup-ka ee Kooxda Arsenal oo lagu reebay wareegga afaraad, Southampton ayaa markale kulan horyaalka Premier League ah caawa soo dhoweynaysa Gunners. Gool uu iska dhaliyey daafaca Arsenal ee Gabriel Magalhaes ayaa wax kasta soo gabagabeeyey kulankii Sabtidii ka dhacay Sii akhriso