Home Articles posted by admin (Page 2)
(Paris) 27 Sebt 2021. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ayaa si buuxda maanta uga qayb qaatay tababarka buuxa ee ay sameynayeen xiddigaha kooxdiisa isagoo si wanaagsan kaga soo kabsaday dhaawacii jilibka kulankii Lyon ee dhacay 19-kii bishan September. Leo ayaa dhaawac ku seegay kulankii Sabtidii ay kooxdiisa la ciyaartay naadiga Montpellier kaasoo ka tirsanaa Sii akhriso
(Barcelona) 27 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa si la yaab leh tababarkeeda waxaa maanta loogu arkay labo ka mid ah xiddigihii dhaawaca kaga maqnaa kuwaasoo muhiim u ahaa shaxda Macallin Ronald Koeman. Jordi Alba iyo Pedri ayaa saakay ka qayb qaatay tababarka buuxa ee ay naadiga isugu diyaarineyso ciyaarta Champions League ee ay Arbaca […]Sii akhriso
(Dortmund) 27 Sebt 2021. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ee Erling Haaland ayaa carrabka ku dhuftay toddobo weeraryahan oo uu aaminsan yahay inay isaga ka wanaagsan yihiin xilligan, waxaana uu ka reebay xiddiga naadiga Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe. Gool dhaliyaha reer Norway ayaa aaminsan in xiddigaha kala ah Robert Lewandowski, Cristiano Sii akhriso
(Manchester) 27 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xagaagan ka mid ah kooxaha loo saadaalinayo hanashada horyaalka Premier League kaddib markii ay si wacan ku bilaabatay xilli ciyaareedkan inkastoo kulankii ugu dambeeyay ay guuldarro kala kulantay naadiga Aston Villa oo 1-0 kaga adkaatay Sabtidii ciyaar lagu ciyaaray garoonkeeda Old Trafford. Balse Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho(SONNA):-Allah unaxariisto Majaajiliiste Cabdi Muriidi Dheere Ajakis oo kamid ahaa Majaajiliiste dhulka ay Soomaalidu dagto aad looga yaqiinay ayaa  hada ku Geeriyooday  Cusbitaalka  Yerdemeli ee Magaaladda Muqdisho. Marxuumka ayaa maalmihi lasoo dhaafay Xanuunsanaa waxaana uu ku jiray mid kamid ah Sii akhriso
Share Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Mogadishu(SONNA)-Veteran Somali Comedian, Abdi  Muridi Dhere aka Ajakis on Monday passed away at Yerdimeli hospital in the capital Mogadishu after days he was in a comma, SONNA reported. Minister of Information, Culture and Tourism, Osman Abokar Dubbe extended condolence to the family of the deceased comedian, Ajakis. ” I Sii akhriso
(Madrid) 27 Sebt 2021. Waxaa dhowaan la filayaa inuu garoommada kusoo laabto xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Real Madrid ee Toni Kroos kaasoo haatan dhaawac kaga maqan kooxdiisa ole’olaha bilawga ah ee 2021-22. Kroos ayaa la sheegay inuu haatan ku jiro soo kabasho wanaagsan isagoo tababar fudud la sameynaya safka Los Blancos isla markaasna rajeynaya inuu […]Sii akhriso
(Barcelona) 27 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa suuqii xagaaga si bilaash ah kula soo saxiixatay xiddigii hore ee Lyon, Memphis Depay kaasoo qalinka ugu duugay qandaraas labo sano ah. Warar kala duwan ayaa sheegaya inay Barca heshiiskaas ku dartay qodob u ogolaanaya inay hal sano oo dheeraad ah ku kordhiso qandaraaska Depay haddii ay […]Sii akhriso