Soomaaliya

Ayaan Aadan Cabdullaahi oo noqotay gabadhii 2-aad ee ku guuleysta kursiga Aqalka sare

La wadaag cid kale





Baydhabo.(SONNA):- Ayaan Aadan Cabdulaahi ayaa noqotay gabadhii 2-aad ee ku guuleysta kursiga 2-aad ee aqalka sare ee barlamaanka 11aad ee Dalka, doorashada ka socota magaalada Baydhabo.

Ayaan ayaa heshay Codad gaaraya 79 , Halka Farxiyo Nuur Aadan oo la tartantay ay heshay 8 cod.

La wadaag cid kale





Related Posts