DDS

Baarlamaanka Itoobiya oo maanta dib u furmaya.

Kulanka Baarlamaanka ee labada aqal, kana sare iyo ka hoose ee loo kala yaqaano aqalka wakiilada iyo golaha federeyshanka ayaa manta kulan wada jir ah dib uga furmaya magaalada Addis Ababa.
Kulankan ayaa waxaa khudabd ku ku furi doomnta madaxweynaha Itoobiya marwo Sahle-Work Zewde, waxaaney madax weynaha laga filaya ain ay khudabadeeda kaa hadasho qorshaha dawlada ee sanadkan 2012 EC ( 2019/20).
Sida laga soo xigtey Dr Misrak Mekonnen, oo ah gudoomiyaha golaha wakiilada, waxaa kulanka manta lagu marti qaadey diblamaasiyiin iyo martisharaf kale si ay uga qayb qaataan kulanka maanta.

Related Posts