DDS

Bajaajley la ganaaxey.

Gaadiidleyda bajaajta ee iskaga goosha xaafadaha magaalada Jigjiga qaar ka mid ah ayaa maanta xafiiska gaadiidka ee magaalada Jigjiga ku soo rogey ganaax, sida uu warbaahinta SRTV u sheegey mudane Kaysar Cabdi oo ah agaasimaha waaxda gaadiidka ee xafiiska magaalada Jigjiga, waxaanu intaa sku darey in ay bajaajleydani u baxaan xaafadaha Haamaha madow iyo Sheekh Nuur Ciise waxaaney ku dareen qiimahi lagu raaceyey mid ka badan iyaga ayaana qirtey ayuu yidhi Kaysar, waxaanu xafiisku ku wacyi galiyey in ay ka digtoonaadaan hadeed in ay khilaafaan xeerarka u yaala dalka.
Bajaajlayaasha lafdooda aya sheegey arintaas qiimo kordhinta aha ee sameeyeen in ay ahayd mid sharciga baal marsan.

Related Posts