(West Bromwich) 26 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa rajaynaysa inay la wareego hoggaanka horyaalka Premier League, marka ay u safrayaan garoonka The Hawthorns, halkaasoo ay caawa kula ciyaarayaan naadiga West Bromwich Albion. Wiilasha Pep Guardiola ayaa dhowaan waxa ay guul 3-1 waxa ay tartanka FA Cup-ka kaga soo gaareen Cheltenham Town, halka […]Sii akhriso
Cayaaraha
(Southampton) 26 Jan 2021. Kaliya saddex maalmood kaddib markii la soo gabagabeeyey difaacashadii FA Cup-ka ee Kooxda Arsenal oo lagu reebay wareegga afaraad, Southampton ayaa markale kulan horyaalka Premier League ah caawa soo dhoweynaysa Gunners. Gool uu iska dhaliyey daafaca Arsenal ee Gabriel Magalhaes ayaa wax kasta soo gabagabeeyey kulankii Sabtidii ka dhacay Sii akhriso
(London) 25 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa si rasmi ah u ceyrisay tababaraheedii Frank Lampard kaasoo muddooyinkii u dambeeyay la hadal hayay inay shaqadiisa shaki badan dhex fadhiso. Blues ayaa soo saartay bayaan ay ku xaqiijineyso inay shaqada ka fasaxeen Lampard, iyadoo Milkiile Roman Abramovich uu ka war bixiyay go’aanka ay ku ceyriyeen Sii akhriso
(London) 25 Jan 2021. Tababare Frank Lampard ayaa laga cayrin doonaa maanta shaqada Kooxda Chelsea sida ay warinayso Jariiradda Telegraph. Frank Lampard ayaa qarka u saaran in laga buriyo shaqada Chelsea wax ka yar 24 saacadood kaddib markii kooxda uu ku hoggaamiyey guushii FA Cup-ka oo ay ka gaareen naadiga Luton Town. Xaqiijinta warkan ayaa imaan […]Sii akhriso
(Manchester) 25 Jan 2021. Ciyaaryahanka qadka dhexe kooxda Manchester United ee Bruno Fernandes, ayaa sheegay inuusan faraxsanaan laheyn haddii uu ku jiri lahaa xaaladda saaxiibkiis reer Holland ee Donny van de Beek. Manchester United ayaa la soo saxiixatay xiddiga reer Holland ee Donny van de Beek xagaagii la soo dhaafay, isagoo ka yimid kooxda Ajax, kaddib […]Sii akhriso
(Manchester) 25 Jan 2021. Ciyaaryahanka qadka dhexe kooxda Manchester United ee Bruno Fernandes, ayaa sheegay inuusan faraxsanaan laheyn haddii uu ku jiri lahaa xaaladda saaxiibkiis reer Holland ee Donny van de Beek. Manchester United ayaa la soo saxiixatay xiddiga reer Holland ee Donny van de Beek xagaagii la soo dhaafay, isagoo ka yimid kooxda Ajax, kaddib […]Sii akhriso
(Manchester) 25 Jan 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola, ayaa sheegay inuu rajeynayo in ciyaaryahan ka tirsan safka kooxdiisa uu baxayo dhamaadka xilli ciyaareedkan. Heshiiska xiddiga reer Spain ee Eric Garcia uu ku joogo kooxda Manchester City ayaa dhacaya dhamaadka xiliciyaareedkan, wararka la isla dhexmarayo ayaana sheegaya inuu Sii akhriso
(Goiania) 25 Jan 2021. Afar ciyaaryahan iyo Madaxweynaha Koox ka dheesha horyaalka heerka afaraad ee dalka Brazil ayaa la soo warinayaa inay shil diyaaradeed ku geeriyoodeen. Madaxweynaha iyo afarta ciyaartoy oo ka tirsan koox kubbadda cagta ah oo reer Brazil ah ayaa geeriyooday kaddib markii ay burburtay diyaaraddii siday iyagoo ku sii jeeday Goiania. Palmas […]Sii akhriso
(Madrid) 25 Jan 2021. Luis Suarez ayaa ku guuleystey inuu ku hoggaamiyo kooxdiisa Atletico Madrid guul kale oo cusub, kulankii ay xalay la ciyaareen naadiga Valencia. Valencia ayaa goolka daah furtay daqiiqadii 11-aad, laakiin Joao Felix ayaa dhaliyay goolka bar-baraha daqiiqadii 23-aad, kahor inta uusan Luis Suarez dhalin goolka labaad ee ciyaarta, halka uu Angel Sii akhriso
(Paris) 25 Jan 2021. Laacibka khadka dhexe ee Paris Saint-Germain, Leandro Paredes ayaa qiray in kooxda xafidanaysa horyaalka Faransiiska ay isku dayayso inay la saxiixato Weeraryahanka Barcelona ee Lionel Messi. Messi, kaasoo heshiiskiisa garoonka Camp Nou uu ku eg yahay dhammaadka xilli ciyaareedkan ayaa si weyn loola xiriirinayaa inuu ka tagi doono kooxda reer Sii akhriso