Home Archive by category DDS

DDS

Madax weynaha DDS mudane Mustafe Muxumed Cumar oo kor meerey xarunta kuliyada maareynta iyo adeega shacabka halkaasi oo hogaaminta dhexe ee xisbiga barwaaqo, uu tababarku uga socd.Intaas ka dib ayaa madax weynuhu waxa uu booqdey xarunta kaydka dhiiga ee Jigjig, halkaasi oo madax weynuhu dhiigiisa ku deeqey. Waxaanu sheegey madax weynuhu in dhiiga oo la […]Sii akhriso
Waxaa sitoosa hada uga furmey madasha  Shirarka Degmada Doolo Cado ee gobolka Liibaan tababarka hogaaminta Xisbiga Barwaaqo oo ay ka soo qayb galeen mas’uuliyiin isugu jira heer deegaan iyo kuwa degmooyinka  Gobolada Liibaan, Afdheer Iyo Daawa oo dhan 420 xubnood. Tababarkan ayaa waxaa furay isla markaasina cashiro ka bixinaya madax weyne kuxigeenka DDS Mudane Aadan […]Sii akhriso
Hay’ada USAID ayaa xirfadleyaal caafimaad oo laga soo kala xulay qaar ka mid ah xarumaha iyo cisbitaalda caafimaadkaee deegaanka tababar ugu qabtey magaalada Awbarre ee gobolka Faafan.Tababarkaas oo kor loogu qaadayey aqoontooda iyo xirfadooda caafimaad, kaasi oo halkaas ka socdey mudo todobaad ah, tababarada noocan ah kuwo looga baahan yahay in ay isku waydaarsadaan Sii akhriso
Kulankan oo uu shir guddoominayay madaxweynaha DDS mudane mustafe muxumed cumar,ayna ka qayb galeen xafiisyada bah-wadaagta iyo haayadaha deeq bixiyayaasha ayaa waxaa looga hadlayaa sidii xal waara loogu heli lahaa barakacayaasha deegaanka,gaar ahaan in sidii dib udajin rasmi ah loogu samayn lahaa.Wasiirka xafiiska maareynta khataraha masiibooyinka mudane Cabdilaahi Aadan Sii akhriso
Xafiiska beeraha DDS ayaa tababar ujeedadiisu ahayd maareynta arimaha dhulka ugu qabtey 50 xubnood oo laga soo kala xuley qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmadaas.Tababarka ayaa bulshada lagu barayaa qaabka isticmaalka dhulka sida shuruucada kala duwan ee khuseeya dhulka miyiga ah, mag dhawga dhulka, sharci u sameynta dhulka, taasi oo u sahleysa dadka […]Sii akhriso