Home Archive by category Soomaaliya

Soomaaliya

Muqdisho.(SONNA)…war qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa loogu tacsiyadeeyay allah u naxariistee geeridii ku timid allah ha naxariistee fannaan Cabdi Tahliil warsame oo ku xunuunsanaa Magaalada Muqdisho. Allaha u naxariistee fannaanka ayaa muddo 18 sano ah la ildarnaa xanuun sida ay Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen aaladaha la iska arko, waxay ku meel mariyeen istaraatiijiyadda la dagaallanka musuqmaasuqa ee 2020-2023 iyo heshiisyada caalamiga ah ee la dagaallanka musuqmaasuqa. Wasiirka caddaaladda ayaa golaha uga mahadceliyay ansixinta istaraatiijiyadda iyo heshiisyada caalamiga ah Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)agaalada Dhusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa maanta ka so dagay Diyaarad sida Agab caafimaad oo ka yimid dhanka Dowlada Soomaaliya. Agabkaan oo nocyo kala duwan iskugu jira ayaa waxa logu talagalay Dagmoyinka Balanbal iyo Cabudwaaq oo maalmahan u sameyn ku yeeshay caabuqa Covid19 Agabkan Caafimaad ayaa waxaa gudomay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa C/fataax Daahir Jeyte u magacaabay in uu noqdo Maareeyaha Wakaaladda Badbacada Qaranka Soomaaliyeed. Maareeye Cabdifataax Daahir jeyte ayaa bedelaya Marxuum Axmed Faarax Gaatamow oo dhawaan ku geeriyoodey magaalada Muqdisho. Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-28 bishii Maarso ee sanadkaan 2020 ayay aheyd markii la hakiyay diyaaraha isaga kala goosha gudaha dalka  si looga hortago faafidda cudurka safmarka ah ee COVID-19. waxaana kulan ay maanta isugu yimaadeen Wasiiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Sii akhriso
Muqdisho:(SONNA)-Ciidamada booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa miino baarista ayaa goordhaw qarxiyay miino lagu aasay laamiga hor mara Jaamacada Ummaddaa Soomaaliyeed ee magaalada Muqidho. Qaraxan ayaa la sheegay in ay arkeen dad ka agdhawaa halka lasoo dhigay, waxaana ciidamada booliiska oo lagu wargaliyay qaraxan ay xireen laamiga iyagoona mudo kadib ku guuleestay in si Sii akhriso