DDS

Degmada Baarey oo loo qodey ceel riig ah.

Degmada Baarey ee gobolka Afdheer, ayaa waxaa lagu guuleystey tijaabada shan ceel oo degmadaas loo qodayo sanadkan 2012 TI, midkii ugu horeeyey.Goobta ceelka ugu horeeyey laga qoday waxaa kormeer ku tagey gudoomiyaha gobolka Afdheer,gudoomiyaha degmada iyo madax kale oo ka socotey xafiska khayraadka biyaha ee gobolka.Dadweynaha ku dhaqan degmadaas ayaa aad u soo dhaweeyey ceelkaas lagu guulaystey, khubarada biyaha ayaa sheegey in ay degmada Baarey leedahay khayraadka biyaha oo aad u fara badan.

Related Posts