Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya  dalka ku soo celisay  muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa dalka Keeniya.

Muqisho:(SONNA)-Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa markii 4-aad Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku Xayirnaa dalka Kenya dib ugu soo celisay gudaha Soomaaliya, iyadoo la fulinayo amarkii Madaxweynaha Jamuuriyada  Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee ahaa in dadka Soomaaliyeed ee  dalka dibadiisa ku xayiran in dib loo soo celiyo .

Dowlaada fadareraalka Soomaliya ayaa dadaal badan ku bixasay in ay  ka soo daadgureeyso  muwaadiniin Soomaaliyeed dalal dhowr ah oo ay ku xanibnaayeen si ay u soo guryo noqdaan.

Related Posts