Soomaaliya

Duqii Magaalada Baladweyne oo xilka laga qaaday

Jowhar-(SONNA)-Wasiirka arrimaha Gudaha maamul Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cali Caadle ayaa xilka ka qaaday Duqii Degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, Safiya Sheikh Xasan Jimcaale.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle shalay oo ay Taariikhdu ku beegnayd 30-kii July 2020 ayaa waxaa xilkaasi loogu magacaabay, Nadar Tabaax Maalin.

Halkan ka aqriso wareegtada:-

Related Posts