Soomaaliya

Guddigga joogtada Aqalka sare oo kulan la qaatay  Madaxweyne  Qoorqoor 

Guddiga Joogtada Aqalka Sare ayaa kulan la qaadanaya Madaxweeynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo manta gaaray xarunta Golaha Aqalka Sare Ee BFS.

Madaxeeynaha D/G Galmudug oo ay la socdaan xubno ka mid ah Baarlamaanka D/G iyo Wasiiro ayaa Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare ka hor-jeedinaayo haatan warbixin.

Guddomiyaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ugu horeyntii  jeediyay hadallo soo dhaweeyn ah ,halka Madaxweeynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye uu ,isaguna warbixinno u gudbiyay Guddigga Joogtada Aqalka Sare -BFS.

 

 

Related Posts