DDS

Gudoomiye ku xigeenka degmada SHiniile oo u waramey warbaahinta deegaanka.

Gudoomiye ku xigeenka degmada Shiniile Sakariye Maxamed ayaa wareysi uu siiyey warbaahinta deegaanka (SRTV) uga waramey hawlaha ugu waaweyn ee ay hada qabatey dawlada hoose ee Shiniile, waxaana ka mid ah wax qabadyada uu sheegey Sakariye dhireynta iyo qurxinta xarunta dawlada hoose ee Shiniile,sidoo kale waxa aka mid ah dhireyn lagu sameeyey jidadka magalaada qaarkood.Waxaa kale oo uu intaas ku darey Sakariye in ay si wacan u basriyeen qashinka magaalada kaasi oo ay la dhiban yihiin magaalooyin badan oo deegaanka ka mid ah.

Related Posts