DDS

Kulan maanta dhex marey Baarlamaanka DDS iyo kan Soomaaliya.

Kulan khibrad is waydaarsi ah ayaa maanta dhex marey wafdigii baarlamaanka Soomaaliya ee uu hogaaminaayey af-hayeenka baarlamaanka Soomaaliya mudane Mursal Maxamed iyo madaxda baarlamaanka DDS oo uu hor kacaayey mudane Cabdi Maxamed iyo kuwa federeyshanka, ka dib waxa ay isku hadiyadeeyeen labada dhinac hadiyado kala duwan.Waxaa kale oo ay madaxda labada baarlamaan la kulmeen ardayda deeqda wax barasho ka helay jaamacada Jigjiga ee ka yimid Soomaaliya.

Related Posts