DDS

Madax weynaha DDS oo maanta dhiig ku deeqey.

Madax weynaha DDS mudane Mustafe Muxumed Cumar oo kor meerey xarunta kuliyada maareynta iyo adeega shacabka halkaasi oo hogaaminta dhexe ee xisbiga barwaaqo, uu tababarku uga socd.Intaas ka dib ayaa madax weynuhu waxa uu booqdey xarunta kaydka dhiiga ee Jigjig, halkaasi oo madax weynuhu dhiigiisa ku deeqey. Waxaanu sheegey madax weynuhu in dhiiga oo la kaydiyaa ka mid tahay horu marada waayo waxaa markiiba lagu badbaadin karaa naf u baahan, mida kale waa dhiig la hubiyey nadaafadiisa iyo caafimaadkiisaba sida uu sheegey madax weynuhu.Dhinacooda waxaa iyaguna shubey xubanaha hogaaminta dhexe ee tababarku u socdey.

Related Posts