DDS

Madax weyne Musdafe Muxumed, oo gaadhay Qabri-dahare.

Wafdi balladhan oo uu hogaaminayo madaxweynaha DDS, musdafe Muxumad Cumar, oo gaadhay magaalada Qabridahare ee caasimada gobolka Qoraxey, ayaa hada uga sii ambobaxay dhanka magaalada Shilaabo.Wafdigan ayay u jeedadiisu tahay in uu uguurgalo degmooyinka iyo deegaanada ay saameeyeen fadahaadaha wabiga Shabeele ee sida, Feer-Feer, Qallaafo, iyo Mustaxiil, wafdigan ayaa lagu wada inuu maalmaha soo socda ku sugnaan doono deegaanadaas.

Related Posts