Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland oo guddoominayay Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlayay Amniga “SAWIRRO”

La wadaag cid kale





Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada maamulkaasi.

Kulanka Golaha Wasiirada oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay arrimo ay ka midyihiin Amniga, Waxbarashada, Kordhinta Mushaarka Shaqaalaha maamulka iyo qodobo kale.

Madaxweynaha Puntland ayaa kula dar-daarmey wasiirada in la dar dargeliyo howlaha la xariira xaqiijinta Amniga, maadaama la guda galayo arrimaha doorashooyinka.

 

La wadaag cid kale





Related Posts