Soomaaliya

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho.(SONNA)…Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa dib ugu soo laabtay dalka ka dib safar labo maalmood ah oo ay ku tageen magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya.

Madaxweyne  Farmaajo iyo wafdiga uu hogaaminaayey ayaa dalka Itoobiya kula soo kulmay qaar kamid ah Madaxda dalalka Africa.

Related Posts