Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Rooble oo warbixin ka dhageystay Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka “Sawirro”

La wadaag cid kale





Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo warbixin ka dhageystay Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ayaa faray in habraaca hubinta la marsiiyo xubnaha cusub ee ay soo magacaabeen dowlad-goboleedyadu, isaggoo ku baaqay in xubnaha harsan dhaqso loo soo gudbiyo.

La wadaag cid kale





Related Posts