Cayaaraha

Sababtii layaabka lahayd ee Ronaldinho ku qasabtay inuu ka tago Barcelona… (eedeyntii cabtooynimo & dhacdooyin kale!)

(Barcelona) 16 Jan 2020. Ronaldinho ayaa Barcelona isaga tagay sanadkii 2008 waxa uu ku biiray kooxda AC Milan, waxaana markaasi ay ku soo beegantay xilligii uu Pep Guardiola la wareegay taliska kooxda Barca.

Waxaa inta badan la sheegaa siro badan oo ku aaddan sababtii ugu weynayd ee ku qasabtay Ronaldinho inuu isaga tago kooxda Barcelona, waliba isagoo loo arkayay xiddiga ugu muhiimsan kooxda reer Catalan.

Xiriirka kala dhaxeeya Pep Guardiola maalinkii uu tababarka yimid isagoo cabsan riyadiisa kubadda cagta iyo siro kale oo layaab leh oo ku saabsan nolosha halyeyga reer Brazil, ka daawo muuqaalka hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Related Posts