Soomaaliya

Safiirka Soomaaliya ee Suudaan oo la kulmay wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi

La wadaag cid kale





Muqdisho (SONNA)-Safiirka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Suudaan mudane Maxamed Shiikh Isxaaq ayaa maanta la kulmay wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaas marwo Dr Maryan Saadiq Al-mahadi.

Danjire Maxamed Shiikh Isxaaq iyo wasiirka arrimaha dalwadda Sudan, ayaa kawada hadlay siddii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo siddii la isaga kaashan lahaa hormarinta gobalka.

 

 

La wadaag cid kale





Related Posts