Cayaaraha

Shaxda rasmiga ah kulanka ee Kooxaha Man City iyo Brighton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 13 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Brighton & Hove Albion horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Manchester City ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Brighton si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo Brighton & Hove Albion ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man City XI:

Image

BrightonXI:

Image

Gool FM.

Related Posts