Cayaaraha

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Everton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey… (Salah & Firmino oo keydka ku jira)

(Liverpool) 04 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool Iyo Everton kulanka goor dhow soo gali doona ee horyaalka Premier League.

Salah & Firmino ayaa ku jira kursiga keydka ee Liverpool, halka ay Shaqiri & Adrian safka hore ugu bilowdeen Reds.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Liverpool Iyo Everton:

Safka hore ee Liverpool: Adrian, Alexander-Arnold, Lovren, Van Dijk, Robertson, Wijnaldum, Milner, Lallana, Shaqiri, Mane, Origi

Keydka Liverpool: Henderson, Firmino, Oxlade-Chamberlain, Salah, Joe Gomez, Naby Keita, Kelleher.

Safka hore ee Everton: Pickford, Digne, Sidibe, Holgate, Keane, Mina, Davies, Sigurdsson, Iwobi, Richarlison, Calvert-Lewin.

Keydka Everton: Lossl, Baines, Walcott, Tosun, Schneiderlin, Bernard, Kean.

Gool  FM.

Related Posts