Cayaaraha

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Sociedad iyo Barcelona ee tartanka Spanish Super Cup-ka oo la shaaciyey

(Spain) 13 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Sociedad iyo Barcelona ee tartanka Spanish Super Cup-ka ayaa la shaaciyey.

Kooxda Real Sociedad ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Barcelona si ay u wada ciyaaraan kulan wareega afar dhamaadka ee tartanka Spanish Super Cup-ka.

Messi ayaa sababa laxiriira dhaawac kaga maqan kulankan, xilli Wargeyska Isbaanishka ah ee “Sport” uu qoray daqiiqado ka hor in Lionel Messi, ​​uu seegi doono kulanka caawa ay la ciyaarayaan Real Sociedad.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Sociedad iyo Barcelona ee tartanka Spanish Super Cup-ka.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Sociedad XI:

Image

Barcelona XI:

Image

Gool FM.

Related Posts