DDS

Shir aan caadi ahayn uu maanta XDS uga furmey maanta Jig jiga.

Shir-weynihii 1aad ee aan caadiga ahayn, ee Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalida, XDS, ayaa si rasmi ah uga furmay madasha shirarka, ee Kaali 1 ee madaxtooyada Deegaanka Soomaalida.

Shir-weynahan oo uu furay gudoomiyaha XDS, Axmada Shide Maxamad, ayaa laga doodidoona go’amadii ay Golayaasha,(Gudiga fulinta iyo Golaha-dhexe) ee XDS, ku go’amiyeen in lagu biiro Xisbiga Barwaaqo, ee dhawaan la filayo in dhidibada loo taago.

Related Posts