DDS

Shir ku saabsan biyo xidheenka Abay oo Jig jiga lagu qabtey.

Shirkan oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiinta iyo
shaqaalaha xafiisyada kala duwan ee deeegaanka somalida ayaa looga hadlay
xaalada biyo xidheenka abay uu wakhtigan ku sugan yahay

Iyo wacyi galin ku saabsan heerka ka qayb galka bulshada ee biyo
xidheenka

Maadaama uu biyo xidheenkan yahay mid ahmiyad balaadhan ugu
fadhiya dalka dhismihiisana si xoogan looga wada qayb qaatay

Kulanka ayaa waxaa furay khudbadna kas oo jeediyay
madaxwayne ku xigeenka DDS mudane Aadan 
Faarax Ibraahim

Furitaanka shirka kadib waxaa madasha lagu soo bandhigay war
bixin ku saabsan biyo xidheenka taasaa Cabdi cali shagax si qoto dheer ugu faah
faahiyey baaxada biyo xidheenkan dhismihiisu watigii ilaa hada iyo habkii
bulshada dalku uga wada qayb qaadatay dhismaha biyo xidheenkan iyo faa’iidada
dhaqaale iyo hormarineed ee uu dalka uu u leeyahay

Waxaa sidoo kale ka hadshey madasha Roomaaan gabre salaase

Gudoomiyaha gudiga isku dubaridka abaabul biyo xidheenka
abay

Madaxa xafiiska abaabulka iyo ka qayb galka bulshada biyo
xidheenka dibu curashada dalkeena

Related Posts