DDS

Tababar ku saabsan xuquuqdqa aadanaha iyo saxaafada oo lagu qabtey Addis ababa.

waxaa lagu qabtey Ghion hotel ee magaalada Addis ababa tababar ku saabsan xoriyada saxaafada iyo xuquuqda bani,adamka,waxaana soo diyaarisay Jaamacada Addis Ababa gaar ahaan qeybta lagu magacaabo xarunta xuquuqda Aadamaha (CENTER OF HUMAN RIGHTS).
tababarkan ayaa socon doona mudo shan maalmood ah, waxaa lagaga doodi doonaa doorka saxafada ee quxuuqda aadanaha iyo sidiii loo heli laaa saxaafad xor ah oo ka hana qaada dalka.

Waxaa ka soo qeyb galay xubno ka socday dhamaan saxafada ka howlgasha dalka waxaa barbar socon doona kulanka kale oo ku saabsan tababar lagu kobcinayo aqoonta saxaafada iyo war baahinta.

Related Posts