Soomaaliya

Ururka dhalinyarada Hirshabeelle oo ku howllan dayactirka  biya xireenada wabiga

Ururka dhalinyarada hirshabeele ayaa Sheegay in ay ku howlanyan yihiin dayactirka biyo xereenada looga hortagaayo fataahadaha wabiga Shabeele  ee ku soo laabtey magalada beldweyne ee xarunta gobalka hiiraan

Maxmed Cabdulaahi Buraale oo La Hadley Radiomdisho ayaa Sheegey in dhismaha biya xiraan ay aheyd mid dadaalkeeda ugu  weyn ay sameeyeen dhalinyarada hirshabeele isagoo intaa ku darey in mahadcelin ay usoo jeedinayaan dhamaan qeybaha kala duwan ee deeqaha lacageed soo gaarsiyey taasi door wacn ka qaadan doonto biyo xireenka ay ku howlanyihiin

Gudoomiyaha dhalinyarada ayaa Sheegey in maanta ay ku howlanyihiin goobaha laga sahmin karo biyo xireenka   oo la dhihi karo biyaha webiga waalaga Xiri karaa isagoona inta ku darey in hada enjineero  arimahan aqoon durugsan u leh iney kala shaqeynayaan

Related Posts