Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Maareeye cusub u magacaabay Golaha Murtida iyo wacyigalinta Qaranka

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa xilka ka qaaday maareeyihii Golaha Murtida iyo wacyigalinta Qaranka Maxamed Abuukar Axmed Ma’da.

Wareegto kasoo baxay Xafiiska Wasiir Maareeye ayaa waxaa Maareeyaha Cusub ee Golaha Murtida iyo wacyigalinta Qaranka loogu magacaabay inuu noqdo Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Yuusuf “Shubbe’.

Halkan ka akhriso wareegtada ka soo baxday Xafiiska Wasiirka:-

 

Related Posts