DDS

Wasiirka Waxbarashada DDS oo wareysi siiyay warbahinta Deegaanka.

Wasiirka xafiiska waxbarashada DDS mudane Maxamed Faatax Maxamed ayaa sheegay in gabi ahaanba lasoo gabagabeeyay qorshihii u diyaar garawga, dhawaana la bilaabi doona qorshiha abaabulka waxbarashada ee dhanka bulshada.
Wasiirka ayaa sheegay in sanadkan ay uqorshaysantahay in goobaha waxbarashada laga diwaan galiyo arday tiradoodu dhan tahay hal milyan, todobaatan iyo labo kun todobo boqol iyo labaatan

Related Posts