DDS

Waxgaradka oo dareenkooda ka dhiibtey Xanuunka uu keeno Corona virus.

Qaar ka mid ah dadka wax garadka ah ee ku dhaqan magaalada Jigjiga ayaa dareenkooda ka dhiibtey sida ay u arkaan xanuunka uu sababo fayraska Karona, waxaaney sheegeen in loo baahan yajhay in la raaco tilmaamaha ay xukuumada iyo xafiiska caafimaadku bixinayaan, isla markaan alaga feejignaado wax kasta oo la yidhi wuu sababi karaa xanuunkaas.Waxa ay intaas ku dareen in ay kaalin mug leh ku leeyihiin sidii ay dadka uga wacyi galin lahaayeen waxyeelada xanuunkaas iyaga oo gaadhsinaya fariimaha caafimaad ee ku saabsan xanuunkaas.

Related Posts