Cayaaraha

Zidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid ee ka qeyb galaya kulanka Real Sociedad ee Copa del Rey

(Madrid) 05 Feb 2020. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka Real Sociedad ee Copa del Rey.

Macalin Zinedine Zidane iyo wiilashiisa kooxda Real Madrid ayaa waxay habeen dambe ku soo dhaweyn doonaan naadiga Real Sociedad garoonka Santiago Bernabéu si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan tartanka Copa del Rey.

Zinedine Zidane ayaa liiskan ugu yeeray 19-ka ciyaaryahan ee kaga qeyb gali doonto kulanka Copa del Rey, waxaana liiskan ka maqan xiddigaha Eden Hazard, Gareth Bale, Casemiro, Lucas Vázquez, Marco Asensio Mariano Díaz iyo Dani Carvajal

Haddaba halka hoose kaga boggo liiska xiddigaha kooxda Real Madrid uu ku dhawaaqay tababare Zinedine Zidane, kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka Real Sociedad ee Copa del Rey:

Image

Gool FM.

Related Posts